Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka nabad ilaalinta qeybta…
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Barlamaanka Koonfur Galbeed Maxamed Nur Maxamed Macallin oo ay wehliso Guddoomiye kuxigeenka 2aad…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis qaar ka mid ah xubnihiisa Golaha…
Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa shaaciyey inuu xilka Wasiirnimo iska casilay. Wasiirka xil ka tegistaan u…
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka hadlay dagaalkii shaley ka dhacay Magaalada Baydhabo. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si adag uga hadlay dagaalka saaka ka qarxay Magaalada Baydhabo…
Dagaal ayaa saaka ka dhacay bariga Magaalada Baydhabo, ka dib markii ciidamada amniga ay weerareen guriga mid ka mida siyaasiyiinta…
Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo waxaa xaley ka qabsoontay munaasabad loogu Dabaal Degayey 4-Sano Guuradii kaso Wareegatay Markii Madaxweynaha Koonfur…
Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka socdey…
Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee laga soo doortay degaanada Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee…
Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta Al-shabaab kala wareegay Gacan ku haynta degaanno katirsan Gobalka Baay Degaannadan ayaa kala ah Daynuunaay…
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay…