Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta si rasmi ah xilka…
Boqolaal qof ayaa laga daadgureeyay xarun laga dukaameysto oo ku taalla magaalada Sydney, kadib markii nin ku hubeysan mindi uu…
Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel-gaarka ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan kula yeeshey Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud magaalada Nairobi,…
Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ogolaanshaha xubnaha cusub ayaa awoodi waayay in ay gaaraan go’aan ku saabsan…
Kooxda Xisbullah ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarrada “tobaneeyo gantaallada Katyusha ah” oo lagu garaacay goobaha madaafiicda ee Israa’iil Jimcihii, Abriil 12,…
Macalimiinta Militariga Ruushka ayaa gaaray dalka Niger, kuwaasi oo la socday diyaarad ay ku raran yihiin qalab militari, taasi oo…
Dhowr wariye ayaa ku dhaawacmay weerar ay Israa’iil ku qaadday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha marinka Qaza Jimcihii. Wariye…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan…
Soomaaliya ayaa si adag u diidday hadal ka soo yeeray mas’uul sare oo ka tirsan dowladda Kenya oo ahaa in…
Sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan dawladda Kenya ayaa soo bandhigtay heshiis dhinaca badda ah oo lagu qaboojinayo…
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ee jimacada kulan ay albaabadu u xiranyihiin la qaatay Madaxweynihii hore Shariif Sheikh…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku tagay maanta magaladda Nairobi ayaa…