Waxaa weli dalka Iran ka socda banaanbaxyada looga soo horjeedo dowlada, waxaana si kordheysa tirada dadka ku dhintay mudaharaadyada rabshadaha…
Dowlada Kuuriyada Koonfureed ayaa soo dhaweysay hadalkii kasoo yeeray hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo khudbadiisii sanadka cusub ku…
Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Madaxweynaha dalka DR Congo Joseph Kabila inuu xilka wareejiyo. Xoghayaha Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa…
Mudane Cabdi Faarax Juxa wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Doolow oo ku taala xadka…
Peter De Clercq ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka deegaanka iyo xiriirinta arrimaha…
Rag lagu eedeynayo in ay ka dambeeyeen qaraxii ka dhacay 14-kii bishii Oktoobar ee sanadkii 2017 ka Isgoyska Zoobe ee…
Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa daah-furay qalab casri ah, kaasi oo…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer shaqo ku tegey qaybo kamid ah magaalada Gaalkacayo. Kormeerka Madaxweynaha ayaa…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa 48 saac ee u danbeysey jeedinaayey khudbado u badan digasho iyo…
Muna Cismaan Jaamac oo 36 jir ah, deggana magaalada Reston ee gobolka Virginia, iyo Hinda Osman Dhirane, oo ah 46…
Mu’asasada Al-Minhaaj iyo gudiga gurmadka abaaraha ayaa qoysaskani abaartu sida wayn u saamaysay garsiiyay deeq isugu jirta raashiinka noocyadiisa kala…
Dowlada Japan ayaa markale ciidamo iyo maraakiib dagaal usoo dirtay xeebaha Soomaaliya. Hawlagaladan ayaa qeyb ka ah mashruuca la dagaalanka…