waxaa la filayaa maanta oo arbaca ah inuu bilowdo Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah ee Muqdisho iyo Nairobi kaasi…
Wararka aynu ka heleyno deegaano ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in uu ka curtay roobabka gu`ga. Roobabkada`ay…
Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay faragalinayso maamulkiisa, waxaana uu dalbaday in…
Burhaan Cilmi Xasan oo ka tirsanaa guddigii doorashadda dadban ee heer federaal ayaa loo magacaabay wasiiru dowlaha madaxtooyada ee xiriirka…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay deegaanka Garas Baaleey ee duleedka…
Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa markii ugu horeysay laga hir geliyey shirkad bixisa adeegyada bulshada. Shirkadaasi ayaa loogu…
Xarunta cafimaad ee Shaafici ayaa soo bandhigtay qalab caafimaad oo casri ah kaasi oo Lagu oganayo cudurada guud Qalabkaasi xaafimaad…
Waxaa caasimadda Garoowe aas-qaran loogu sameeyay Saddex sarkaal oo ka tirsanaa ciidamadda Puntland oo shalay ku geeriyotay shil gaari oo…
Shir madaxeedka 28aad ee jaamacada carabta ayaa lagu wadaa in maalinta beri uu ka furmo magaaladda Camaan ee xarunta wadanka…
Iyadoo guud ahaan goboladda koonfureed looga diyaargaroobayo xili-roobaadka ayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan wuxuu Maamuladda degmooyinka gobolkaas…
Wefti ballaaran oo ka kooban 24 xubnood oo ka socday guddiga amniga iyo Nababgelyada ee mudowga afrika ayaa booqday magaaladda…
Guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ee Culumadda ayaa magaaladda ku soo bandhigay liiska lacagaha deeqda ee soo gaartay guddiga iyo magacyada…