Wakaaladda wararka u faafisa Kooxda Daacish ee Amaq ayaa sheegtay in weerar ay daacish ka fuliyeen magaaladda muqdisho ay ku…
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay saddex sarkaal oo ka tirsnaa Ciidamadda qalabka ee Soomaaliyeed ee Puntland, kuwasoo ku geeriyooday…
Dowladda Goboleedka Hirshabele ayaa ka noqotay go’aan ay shalay ku joojiyeen wadashaqayntii ay la lahaayeen Qaramada Midoobay, ka dib markii…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta furay wado laami ah oo maamulka gobolka Banaadir uu…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weheliyaan Labada Wasiir kuxigeen ee wasiiradda maaliyadda Puntland ayaa xarunta madaxtooyadda…
Guddiga gurmadka abaaraha Puntland ee culumadda ayaa aad ugu mahad celiyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Australia oo lacag gaaraysa toddobo…
War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamaed C/laahi Faramaajo ayaa markale ugu Baaqay xildhibaanada golaha shacabka inay meelmariyaan gollaha wasiiradda cusub ee…
Madaxweynaha maamul goboleedka koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa ku hanjabay inuu magacabaayo Ra’isul Wasaare, haddii barlamaanka federaalka ay meel-mariyaan gollaha…
Dowlada Ingiriiska ayaa ku baaqday shirkada WhatsApp inay wax ka bedasho adeegeeda kadib markii ay cadaatay in ninkii weerarka ku…
Ciidamada la baxay SDF ee ka kooban Kurdida iyo dagaalyahanada Carabta dalkaasi Siiriya ayaa kooxda Daacish ka saaray Saldhiga Ciidamada…
Jaaliyadda Reer puntland ee gobolka Sindh ee dalkaasi Bakistaan ayaa doorasho ay ku qabteen magaaladda Karachi waxay ku doorateen guddoomiye…