shir madaxeedkii gaarka ahaa ee wadamada xubnaha urur goboleedka IGAD ee looga arrinsanayay amaanka iyo sidii xal waara loogu heli…
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay halkaas ka taagan tahay xaalad bini’aadanimo, waxaana dadka…
Guddiga doorashooyinka kumeel-gaarka ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah u fasaxay furashadda nidaamka xisbiyadda badan ee doorashooyinka gollayaasha degaanka…
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa kullan gaar ah ku yeeshay magaaladda Nairobi oo uu ka socda shirka madaxeedka wadamadda IGAD…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa galabta…
Ciidamada Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa bilaabay hawlgalo ay ugu gurmanayaan dadka reer guuraaga ah oo ay abaarta Saameysay.…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa fashilkii labaad la soo gudboonaadey 100-ka maalmood ee u horeeyey ee xukunkiisa, kadib markii Aqalka Kongeresska Maraykanku…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed.…
Guddiga doorashadda Puntland ayaa la filayaa maanta in si rasmi ah u bilaabaan furitaanka iyo diiwaangalinta ururadda Siyaasadeed ee doorashooyinka…
Laba qarax oo xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaasi oo in badan laga maqlay degmooyinka gobolka…
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaabilay wafdi sare oo ka ka socday Ururka Midowga Afrika oo booqasho ku…
Iyadoo maalintii shalay magaaladda Garoowe lagu soo gabagababeeyay shirweynihii dhalinyaradda Puntland ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuuxalay…