Mudane Maxamad Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha dolwadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Maxamad,…
Deeqdan oo ka koobnayd qaybaha kala duwan ee raashiinka, lacago cadaan ah booyado biyo ah iyo dhar iyo kabo ayaa…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmahii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Dubai ee Wadanka Imaaraadka Carabta, halkaas…
Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee…
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana uu kulamo la qaadanayaa…
Huwanta Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta dalkaYemen ayaa iska fogaysay in mid ka mid ah diyaaradahoodu qaadeen weerarkii…
Iyadoo xaaladaha abaareed ee ka jira Puntland ay meel halis ah marayso ayaa guddiga gurmadka Abaaraha Puntland ee Culumadda waxay…
Weerar ay qaadey diyaarad nooceedu yahay kuwa qumaatiga u kaca oo ay kuu rakiban yihiin qoryaha darandooriga u dhaca ayaa…
Qaar kamid ah Jilayaasha, Ciyaartoyda iyo dadka caanka ka ah dalalka reer Galbeedka iyo guud ahaan Caalamka ayaa bilaabay olole…
In ka badan 42 qof ayaa naftoooda ku waayey weerar lagu qaadey Masjid ku yaala magaalo ay maamulaan mucaaradka oo…
Ciidamada Ilaalada xeebaha ee Puntland ayaa ku khasbey koox dhalinyaro ah oo afduub u qabsadey markab ganacsi oo sidey shidaal…
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa goboladda banaadir, hiiraan iyo jubadda Hoose ee koonfurta Soomaaliya waxay ka bilawday ololaha Tallaalka cudur…