Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha,…
Guddiga gurmadka abaarahaa Puntland ayaa magaalada ku soo bandhigay Liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo lacag ka badan 150…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa Magaalada Garoowe ee Casimada Puntland kaga qayb galay bannaan bax…
Wararka ka imaanaya tuuladda Xaabo ee degmadda Caluula ee gobolka Gardafuu ee Puntland ayaa sheegaya in israsaasayn koobani ay dhexmartay…
Garsoore ku sugan gobalka Hawai ee dalka Maraykanka ayaa xalay laalay Wareegtadii labaad ee Madaxweyne Trump xayiraada ku saaray Socdaalka…
Doorashadii Baarlamaanka Holland ee Arbacadii shalay dhacday ayey guusha raacday xisbiga VVD ee Raysalwasaaraha xilka haya Mark Rutte, iyadoo horey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xog-hayaha arrimha debadda dowladda Britain Boris Jonhson…
Sii hayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu…
Hay`adda socdaalka iyo jinsiyadda dowladda federaalka ah ee Soomaliya ayaa dalka ka masaafurisay labo nin oo Kenyan ah oo sida…
Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda magaalada Bosaso ayaa lagu soo bandhigay buug uu qoray qoraa dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Injineer…
Bangiga Amal oo inta badan si weyn uga dhex muuqda adeegyada bulshada iyo hormarka guud ayaa waxa uu si siman…
Xogayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga Boqortooyada (United Kingdom) Boris Johnson ayaa safar aan horey loo sheegin qorshihiisa ku yimid magaalada…