Siddeed qof oo uu ku jiro ilmo ayaa dhintay kadib markii ay degtay doon tahriibayaal ah oo doonayay inay ka…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay shalay gelinkii danbe ah in gobolka xeebta ee Al-Xudeydah ay ka dhaceen todobo weerar oo…
Weerarkii shalay ay ciidamada Israel ku dileen sadex wiil oo uu dhalay hogaamiyaha Siyaasada ee Xamaas, Ismail Haniyeh ayaa la…
Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka…
Koox u dhaqdhaqaaqa Falastiin ayaa rinji cas ku buufiyay xarunta Wasaaradda Difaaca UK ee London, si ay uga mudaaharaadaan hubka…
Dad badan ayaa Arbacadii lagu toogtay xaflada ciida ee ka dhacday magaalada Philadelphia ee waqooyi bari dalka Mareykanka, sida ay…
Wada xaajood qaatey muddo 9 sanadood ah kadib, baarlamaanka Yurub ayaa ansixiyay dib u habeyn weyn oo lagu adkeynayo sharciyada…
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xili danbe xalay khudbad la sii duubey ka jeediyey magaalada Muqdisho taas oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda…
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) ayaa dalbaday dhaqaale ku filan, oo la filaayo in la siiyo howlgalka…
Diyaaradaha Turkish Airlines, Qatar Airways iyo Fly Dubai ayaa maanta joojiyey duulimaadkii ay ku tegi lahaayeen magaalada Muqdisho, kadib markii…
Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa sheegtay inay heshay xog ku saabsan hanjabaado ka dhan ah goobo badan oo ku yaalla…