Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Page 602

Somali News

Puntland Oo Beenisay In Markab Lagu Afduubtay Gardafuu

Dowlada Puntland ayaa beenisay in la afduubtay markab xamuul oo marayey marsada degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu, sida uu xaqiijiyey…

August 21, 2020 | by Dholayare

USA: Joe Biden oo sheegay inuu sixi doono Khaladadaadkii Donald Trump

Murashaxa xisbiga Dimuquraadiga ah ee dalka Maraykanka Joe Biden oo si rasmi ah u aqbalay inuu noqdo murashaxa Madaxweyne ee…

August 21, 2020 | by Khalid Yussuf

USA: Gacanyarihii hore ee Trump, Steve Bannon oo loo xiray musuq maasuq

Steve Bannon oo kamid ahaan jiray Lataliyayaasha iyo Xogheynta Madaxweynaha Donald Trump ayaa kamid ahaa xubnaha xagjirka ah ee cunsuriyiinta…

August 21, 2020 | by Hanad Askar

Heshiiska Doorashada ee Farmaajo iyo Madaxda Dhuusamareeb ku sugan

Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 20.08.2020 la shaaciyey heshiiskii ay wada gaareen Madaxweeyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ku sugan…

August 21, 2020 | by Horseed Staff

Nuxurka Shirkii Golaha Amaanka Qaramada Midoobey ka yeeshay Soomaaliya

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa fadhi gaar ah ka yeeshay xaaladda dalka Soomaaliya, kulankan ayaa ka duwanaa kii hore…

August 20, 2020 | by Horseed Staff

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo lagu eedeeyey qiimaha warqadda COVID-19

Dalal badan oo caalamka ah ayaa dadka dalkooda imaanaya ku xiraya in ay shahaado ka soo qaadaan dalkooda taas oo…

August 20, 2020 | by Horseed Staff

Hoggaamiyihii Mucaaradka Ruushka oo la aaminsan yahay in la sumeeyey

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Russia Alexei Navalny xaaladdiisa ayaa ah mid aad daran, dhaqaatiirta magaalada Omsk ayaa sheegay in isbitaal la…

August 20, 2020 | by Hanad Askar

Qorshaha Farmaajo, kadib caqabadda ku timid muddo kororsiga

Rajada Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabku ka qabaan in hay’adaha Dowladda federaalka Soomaaliya ay xilka dheereystaan ayaa aad u sii…

August 20, 2020 | by Horseed Staff

Saraakiil Shaqo Joojin iyo Xabsi Ku Mutaystay Weerarkii Hotel Elite

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shaqadii ka joojiyey taliyihii saldhiga degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho,…

August 20, 2020 | by Horseed Staff

MALI: Hogaamiyaha Militariga Afgembiga sameeyey oo saxaafada horyimid

Hogaamiyaha ciidamada dalka Mali ee awooda dowlada la wareegay ayaa markii ugu horeysay saxaafada la hadlay, isagoo sheegay inuu yahay…

August 20, 2020 | by Khalid Yussuf

Tahriibayaal badan oo ku dhintay xeebta dalka Liibiya

Hay’adaha UNHCR iyo IOM ayaa Arbacadii shalay qeylo-dhaan kasoo saaray xaalada Tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya. Isniintii lasoo dhaafay ayey…

August 20, 2020 | by Horseed Staff

Goodax Barre oo Amaray inuu Dalka Ka Baxo Madaxa Hay’ada Care ee Somalia

Cabdullaahi Goodax Bare, sii hayaha xilka Wasiirka waxbarshada ee xukuumadda Federaalka ayaa amar ku bixiyay inuu dalka ka baxo Madaxa…

August 20, 2020 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 600
  • Go to page 601
  • Go to page 602
  • Go to page 603
  • Go to page 604
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 970
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd