Ciidamada Dowlada Afghanistan ayaa sheegay inay dileen mid kamid ah hogaamiyayaashii Al Qacida ee uu Maraykanka baadi-goobayey. Abu Muhsin al-Masri…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gudbiyay Xubnaha Hirshabeelle ku matalaya guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka. Xubnaha uu…
Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Mareykanka, lagana soo doorta gobolka Minnesota ayaa ka hadashay doorka…
Ciidamada Difaaca Puntland ee PSF ayaa maanta hawgal ay ka fuliyeen xeebaha deegaanada Laasqoray, Ceelaayo iyo Cadcado oo kala tirsan…
Xoghayaha gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo khudbad ka jeediyay maanta munaasabadda xuska maalinta Qaramada…
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta shir lagu soo bandhigayo wax ka badalka sharciga cusub dowladaha hoose…
Wafdi ka socda baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed oo uu hogaaminayey Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Maxamed…
Kulan ay maanta xaruntooda KMG ee Villa Hargeysa ay ku yeesheen mudanayaasha golaha shacabka, uuna shir gudoominayey gudoomiyaha golaha shacabka…
Madaxweynaha wadanka Poland Andrzej Duda ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu danbeeyey ee uu haleelo cudurka Covid19, xili cudurkan uu asbuucyadii lasoo…
Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo sabti magacaabay wasiiro iyo agaasimyaal ka tirsan maamulkiisa, sida lagu sheegay wareegto…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay mar uu ka hadlayey heshiiska dhexmaray Sudan iyo Israel, ayuu soo hadal qaaday xiisadaha…
Dowlada Puntland ayaa sanadka soo socda manhajkeeda waxbarashada ee dugsiyada hoose ee deegaanada Puntland ka dhigaysa af-Soomaali, sida uu sheegay…