Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay, 38 qofna waa ku dhaawacmeen rabshado ka dhacay qeybo kamid ah magaalada caasimada…
Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka ee dowlad…
War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowlada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Federaalka Itoobiya iyo…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey orodyahanada kaalmaha hore ka galay tartanka Orodka…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa mar uu waraysi siinayey Shabeelle Tv waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ka qeyb galay munaasabadda Mahadnaqa Qorayaasha iyo Aaladeynta Manhajka…
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo khudbad maanta ka jeedinayey munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa…
Ra’iisal Wasaarihii hore ee dowladii dhexe ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaalka ku yaalla magaalada Hargeysa…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021,…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee golaha ku ansixiyey xeerka ilaalinta Af-Soomaaliga, kadib dood dheer…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada…