Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay Doorashada dalka ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021,…
Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee golaha ku ansixiyey xeerka ilaalinta Af-Soomaaliga, kadib dood dheer…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland, ayaa booqday deegaannada…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in Cabdullaahi Cismaan Maxamed iyo Macallin Ayman ay yihiin hoggaamiyeyaasha sarsare ee…
Taliska Militariga Federaalka Itoobiya ayaa Salaasadii shalay sheegay inay ku wajahan yihiin caasimada maamulka Tigrayga ee Maqale (Mekelle), dagaalka ayaa…
Madaxweynaha Maraykanka ee wakhtigiisa dhamaaday Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday Madaxii illaalinta Doorashada kadib markii uu sheegay in doorashada…
Kooxo hubeysan ayaa xalay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood ku dilay mid kamid ah Garsoorayaasha Maxkamada gobalkaasi. Weerarkan lagu dilay…
Ciidamada Turkiga ayaa ka qeyb qaadan doona illaalinta xabad joojinta la dhex dhigay dalalka Armenia iyo Azerbaijan. Heshiiskaasi xabad joojinta…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qof Ismiidaamiye ah oo isku soo xiray walxaha qarxa uu isku qarxiyey…
Ku-simaha madaxweynaha Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wasiirka wasaaradda…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres…
Dowlada Jabuuti oo ka hadashay dagaalka ka socda dalka Itoobiya ayaa sheegtay inuu saameyn ku yeesheen dadka rayidka ah, waxay…