Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay Magaaladda Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsanaa Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Mareykanka uu…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa dowladda Soomaaliya ku dhaliilay qaabka ay u aqbashay in dib…
Dowladda Kenya ayaa maanta u dabaal dageysa munaasabada 20 October oo ku beegan maalinta la xuso halgamayaashii Kenya ama geesiyadooda.…
Senator Maxamuud Mashruuc oo ka tirsan senatorada Puntland u matala aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aan…
Agaasimaha sanduukha lacagta adduunka ee IMF, Kristalina Georgieva oo kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shaacisay in…
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Puntland ayaa lagu joojiyey in Xildhibaanada Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda…
Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa Akhrinta koowaad Marsiiyay heshiis khuseeya ilaalinta hidaha dhaqanka iyo midka dabiiciga iyo Qoraalka heshiiska ilaalinta Hida…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay Qaabka Guud ee Bixinta Rukhsadaha Isgaarsiinta Dalka (Unified Licensing Framework – ULF), kaas…
Maxamuud Xasan Aw-Cismaan Xeer ilaaliyaha guud ee dawlada Puntland ayaa maanta ka hadlay xarigga Weriye Axmed Sheikh Maxamed Tallman kaas…
Booliiska Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la xiray dhamaan askartii ku sugnaa goobtii lagu dilay Taliyihii ciidamada Militariga ee…
Xildhibaanada golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Federaaliga ah ayaa maanta oo Sabti ah isugu imaanaya kalfadhigoodi lixaad. Kalfadhiga ayaa lagu wadaa…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington ee dalka Maraykanka kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv…
Xabad joojinta dhaqan gashay Jimcihii shalay ayaa lagu wadaa in ay dhamaato Salaasada soo socota, iyadoo Madaxweyne Erdogan sheegay in…
Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka dowlada Federaalka ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa…
Ugu yaraan 62 qof ayaa ku dhimatay qaraxyo Salaadii Jimcihii shalay lala beegsaday Masaajid ku yaal gobalka Nangarhar, tirada dhaawaca…