Dowladda Iiran ayaa xukun dil ah ku fulisay Sarkaal lagu helay inuu u basaasayay hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA, sida…
Kadib markii shirkii gaarka u ahaa Madaxda Dowlad Goboleedyada dalku ku soo dhamaadey war murtiyeed ka kooban shan qodob, oo…
Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sare u qaadayaa farriin digniin ah oo ku socota maamulada dalalka adduunka iyo dadkaba. “Haddii aan…
Waxaa habeenkii Isniinta ee 13 Luuliyo, xilli danbe soo baxay War murtiyeed ay soo saareen Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug,…
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka badbaaday naftii halige doonayay in uu isku qarxiyo colanyo…
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Cabdillaahi Goodax Barre ayaa sheegay inuu soo dhamaaday xiriirka dhinaca waxbarashada ee kala dhexeeyay Puntland, kadib markii…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo dhoweeyey qodobadii kasoo baxay shirkii maamul goboleedyada ee ka dhacay…
Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa guddi wasiiro ah u magacaabay aaska raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya…
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si kulul ugu digay…
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddi u magacaabay aaska Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynihii…
War murtiyeed ayaa ka soo baxay saqdii dhexe ee Isniinta shirka Dowlad goboleedyada dalka ee ku shirsanaa magaalada Dhuusamareeb., warkan…
Hoggaanka saddexda xisbi ee Soomaaliland ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…