Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka UK u qaabilsan Afrika James Duddridge ayaa booqday saldhiga ay ciidamada UK ku tababaraan askarta maamulka…
Militariga Federaalka Itoobiya ayaa xaqiijiyey inay xireen 4 sarkaal oo ka socday Qaramada Midoobay oo booqanayey ismaamulka Tigrayga. Ciidamada Dowlada…
Dowlada Imaaraatiga ayaa soo dhaweysay waan wanta laga dhex wado dowlada Sacuudiga iyo Qatar, xili la sheegayo in dhawaan la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge…
Guddiga doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland ee uu magacaabay raysal wasaare Rooble ayaa maanta iska dhex doortay guddoon cusub.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada heerarkeeda kala duwan, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee…
Waxaa albaabada loo laabay ganacsiga magaalada Boosaaso, waxaana maalintii shanaad xiran dekeda weyn ee magaalada kadib markii ganacsatadu ka hortimid…
Dowlada UK ayaa maanta oo Salaasa ah si rasmi ah u bilowday Talaalka shacabkeeda si looga hortago cudurka Covid-19. Wadanka…
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu u magacaabay Xoghayihiisa Gaashaandhiga sarkaal kasoo jeeda African-Americanka (Madowga…
Guddiga la baxay guddiga badbaadada doorashooyinka qaranka’ oo ay soo magacaabeen midowga musharixiinta ayaa maanta kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay…
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya in…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo…