Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaradaha dowlada Puntland ayaa shaqadii ka joojisay guddoomiyihii dhalinyarada iyo ciyaaradaha gobolka Karkaar Guuleed Cabdirisaaq…
Maalintii Shalay oo keliya, 10,000 kiis oo cusub oo Fyaraska Koroona ah ayaa laga diiwaan geliyey dalka Talyaaniga taas oo…
Nin la sheegay in uu ahaa Macalin ayaa dhintay kadib markii madaxa looga jaray banaanka magaalada Paris ee xarunta dalka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlada Puntland ayaa maanta oo sabti ah xukun dil toogasho ah ku fulisay nin hooyadii…
Shirkii heerkiisu sareeyey ee Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ay todobaadkan ku yeesheen magaalada Luxemburg ayaa looga shakisan yahay…
Qoyska reer Cali Xaaji Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in si sharci darro ah looga…
Ilo kala duwan ayaa sheegaya dagaal aad u xoogbadan oo gelinkii danbe shalay ka dhacay meel ku dhaw degmada Afgooye…
Shirka khamiislaha ee golaha wasiirada dowlada Puntland ayaa maanta lagu ansixiyey xeer cusub oo ilaalin doona af-Soomaaliga, kaas oo ay…
Midowga Yurub wuxuu maanta oo Khamiis ah cunaqabateyn saaray lix muwaadin oo Ruush ah, oo dhammaantood xiriir la leh Aqalka…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka…
Marka la tixraaco heshiiskii Muqdisho lagu gaarey bishii 17 Siteembar , isla markaana Baarlamaanku asnixiyey kana dhigeen sharci doorashada lagu…