Magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea waxaa heshiis sadex geesood ah ku kala saxiixday hogaamiyayaasha dalalka Soomaaliya,Ethiopia iyo Eritrea. Heshiiskan…
Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso ayaa duqa cusub ee Boosaaso u doortay Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo kamid ahaa musharaxiintii u…
Duqa magaalada Minneapolis Mr. Jacob Frey ayaa xafiiskiisa ku casumay musharraxa xilka Madaxweynaha Puntland Eng. Maxamuud Khalif Xassan oo loo…
Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Boosaaso ee maalintii shalay la dhaariyey, ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan gudoomiyaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha…
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka ayaa ka hadlay doorasho dhawaan la filayo inay ka dhacdo magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la filayaa in uu gelinka danbe ee maanta booqasho rasmi…
Xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Bosaso ayaa maanta xilkooda si rasmi ah loogu dhaariyey, dhaartaasi oo ka dhacday guriga…
Waxaa xilka iska casilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, kadib markii uu shir jaraa’id uu ku…
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Galgaduud waxay sheegayaan in ururka Al-Shabab ay 62 odeyaal ay ku xireen deeganno ka…
Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta si rasmi ah…
Ugu yaraan lix ruux oo isugu jira askar iyo dad rayid ah ayaa maanta siyaabo kala duwan loogu diley magaalada…
Diiwaanka Musharixiinta doorashada Madaxweynaha Puntland 2019 waxaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa siyaasi Siciid Cabdullaahi Maxamed (Siciid Dani), waxa aan ka…
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmey magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland shirkii iskashiga Dowald goboleedyada Soomaaliya.…
Garowe (HM):- Duqa Caasimadda Puntland ee dhawaan la doortay Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa xilka degmadda si rasmi ah…