Xubno u tartamayey xubinnimada golaha deegaanka degmada Bosaaso oo kulan ku yeeshay magaalada Bosaso ayaa cabasho ka muujiyey shaacinta liiska…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee Dalka Turkiga.…
Doorashada kursi ka mid ah Kuraasta ka banaanaa Golaha Shacabka oo deegaan doorashadiisuna ay ahayd magaalada Dhuusomareeb ayaa goordhawayd lasoo…
Waxaa goordhow magaalada Boosaaso looga dhawaaqay liiska xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso kuwaasoo ka kooban 31 xubnood. Liiska xildhibaanada kamid…
Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa ku soo gabagaboobay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista…
Magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee maamulka Jubaland waxaa maanta ka furmaya shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada wejigiisa…
Dowlada Mauritius ayaa Isniintii shalay Maxkamada Caalamiga ah ee The Hague geysay dacwad ay dooneyso inay dib ugu hesho jasiiradaha…
Maxkamada dalka Burma (Myanmar) ayaa Isniintii shalay xabsi 7 sano ah ku xukuntay labo suxufi oo u shaqeenayey wakaalada wararka…
Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra`iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan…
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra`iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa DR Cabduraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow loogu Magacaabay La-Taliyaha sare R/wasaaraha…
Eragyga gaarka ah ee Xog-hayaha Qaramada Midoobey Ant├│nio Guterres, Soomaaliya uga wakiilka ah Michael Keating, ayaa gaarey maanta magaaada Kismaayo,…
Yaasmiin Saalax Cumar oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Gardafuu oo wareysi gaar ah siisay Horseed Media ayaa sheegtay in haweenka…
Magaalada Beijing waxaa ka furmay Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda 53…
Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha Koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii bishii 4-aad ee sanadkan, iyadoo xilligaas…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa wada hadallo lagu…