Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku amartay diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi iyo wafti uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa…
Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Lt. Gen. Diomede Ndegeya ayaa maanta kulankii billaha ahaa la yeeshay taliyeyaasha qeybaha ee ciidanka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guddoomiyay shirka dib-u-habeynta iyo kor u qaadista dakhliga Dowladda Puntland, waxaana ku weheliyay madaxweyne…
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday eedeeysanayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab, kuwaasi oo horey Maxkamadda u…
Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo…
Kooxda Boko Xaram oo ka tirsan Daacish ayaa sheegatay in ay ka danbeysay weerarkii todobaadkii hore lagu qaaday iskuul ku…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Senatorada Maraykanka Mitch Macconnell ayaa markii ugu horeysay aqbalay in Joe Biden uu ku guuleystay doorashada…
Raysalwasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in wakhtiga yar ee u haray xukuumadiisa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa caawa guddoomiyey…
BAYAAN WADAJIR AH OO KA SOO BAXAY SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA EE KU SAABSAN BAAHIDA LOO QABO WADAHADALKA KA DHEX SOCDA…