Golaha midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay dad shacab ah oo ciidamada dowladu ku xabadeeyey magaalada Muqdisho,…
Xeer illaaliyihii guud ee Maraykanka William Barr ayaa ku dhawaaqay inuu xilka ka degayo, iscasilaada ayaa lagu soo beegay kadib…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa oo ay Salaaso soo galeyso ku dhawaaqday inay si rasmi ah xiriirka diblumaasiyadeed ugu jartay…
Ergooyinka laga soo doortay Dowlad Gobaleedyada Maraykanka ayaa sida uu sharciga qabo si rasmi ah u ansixiyey guushii Madaxweynaha dooran…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo galabta ka dhoofay magaalada Garoowe ayaa sheegay inuu guul ugu soo…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee Nairobi ku marti-qaaday weftigii ka socday Jamhuuriyadda Somaliland ee uu…
Booliiska magaalada New York ayaa Axadii shalay toogasho ku dilay nin hubeysan oo weeraray xaflad ka dhaceysay Kaniisad ku taal…
Dowlada Niger ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 27 qof lagu dilay weerar ka dhacay gobalka Diffa ee koonfur-bari ee wadankaasi.…
Qarax weyn ayaa saaka oo Isniin ah ka dhex dhacay Markab shidaal sida oo ku xiran dekadda magaalada Jeddah, qaraxan…
Koox (Hackers) ah oo la rumeysan yahay inay u shaqeenayaan dowlada Ruushka ayaa la sheegay inay jabsadeen qeybo kamid ah…
Maanta oo isniin ah ayey gobalada dalka Maraykanka ka bilaabanayaan talaalka looga hortagayo cudurka Covid19. Wadanka Maraykanka ayaa ah dalka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka IGAD dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda ay sheegtay in…