Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabnimadii Jimcaha ka degay magaalada Garowe ee caasimada…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa guddi wasiiro ah u saaray in lasoo baaro weerarkii ka dhacay duleedka…
Wafdi ka socda hay’ada UNOCHA ee Qaramada Midoobay ayaa gaaray magaalada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdigan ayaa waxaa hogaamineysa Kuxigeen…
Dowlada Marooko ayaa noqotay wadankii 4aad ee Carab ah oo xiriir toos ah la yeesha Israel, heshiiskan oo la sheegay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa galabta soo gaaray magaalada…
Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay inay la wareegeen deegaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose. Taliyaha ciidanka…
Ugu yaraan lix sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Militariga qeybtooda 21aad ayaa ku dhintay weerar shalay gelinkii danbe ka dhacay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey golaha wasiiradda tan iyo markii xilka loo doortay. Cali…
Warbixin kasoo baxday xafiiska Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in xaalada dalka Itoobiya ay tahay mid faraha-kasii…
Aqalka Sare ee Senate-ka Maraykanka ayaa ugu danbeyntii ansixiyey qorshaha dowlada Trump ay hubka badan uga iibineyso dowlada Imaaraatiga. Mashruucan…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala duwan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Wasaaradda deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimilada iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland. Madaxweynaha ayaa…