Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Page 660

Somali News

Suuqa Wayn Ee Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran – Dhegayso

Waxaa maalintii labaad xiran suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha kadib markiii uu khilaaf soo kala dhexgalay ganacsatada gobolka Banaadir…

February 19, 2018 | by Dholayare

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga Caalamka kaasi oo ka dhacay…

February 19, 2018 | by Hanad Askar

Nigeria: 475 ku eedaysan Boko Xaram oo xabsiyada laga siidaayey!

Maxkamada wadankaasi Nigeria ayaa xabsiga kasii deysay in ka badan 400 maxaabiis ah oo loo xiray inay kamid yihiin kooxda…

February 19, 2018 | by Axmed Muuse

RW Poland oo difaacay Sharciga cusub ee la xariira Xasuuqii Naziga ee Yahuuda

Raysalwasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki oo ka qeyb galay shalay shirka Amniga ee ka dhacay Munich ayaa difaacay sharciga cusub…

February 19, 2018 | by Hanad Askar

Cumar Ismaaciil oo ka mid ahaa Xildhibaanadii u horeeyey ee Puntland oo geeriyooday

Rabbi ha u naxariistee waxaa magaalada Boosaaso maanta oo Isniin ah ku geeriyooday Cumar Ismaaciil Maxamed Sanweyne oo kamid aha…

February 19, 2018 | by Horseed Staff

Kor U Qaadidda Maalgashiga Soomaaliya-Maqaal

Soomaaliya waxa ay ka mid tahay waddamada ka soo kabanaya dagaalada iyo xasilooni darrada siyaasadeed, waxaa uuna dalku leeyahay kheyraad…

February 19, 2018 | by Dholayare

Guddoomiyaha Gobolka iyo Ganacsatada oo ka wada hadlay cabashooyin ku aaddan canshuuraha-Sawiro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, waxana…

February 18, 2018 | by Dholayare

Dowladda Soomaaliya oo Sharci Cusub ka soo saartay Sumadda Gaadiidka

Mudane Maxamad Cabdullaahi Salaad Oomaa Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo dhulka ee Dowladda Soomaaliya ayaa soo saaray sharci cusub oo ku…

February 18, 2018 | by Dholayare

Golaha Wasiirada Galmudug oo markii ugu horeysay shir ku yeeshay Dhuusamareeb

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa markii ugu horeysay shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamul Galmudug Shirkaa ayaa waxaa ka…

February 18, 2018 | by Dholayare

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo guud ahaan Xiran

Ganacsiga suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa xiran, kadib markii uu dhaqan galay go`aan ka soo baxay ganacsatada Gobolka…

February 18, 2018 | by Dholayare

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi Ka socday Qaramada Midoobay-Sawiro

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Ku-Xigeenka Wakiilka…

February 17, 2018 | by Dholayare

Maamulka Gobolka Banaadir oo shacabka Muqdisho kala hadlay Geeddi socodka Doorashooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay kulammada wadatashiyada dadweynaha ee geeddi socodka…

February 17, 2018 | by Dholayare

USA: Dacwada lagu oogay 13 Muwadiniin Ruush ah oo doorashooyinka carqaladeeyey!

Wasaarada Cadaalada ee Maraykanka ayaa shaacisay dacwada ay kusoo oogayaan 13 muwaadiniin Ruush ah iyo 3 shirkadood oo Ruush ah…

February 17, 2018 | by Abdirisaq Shino

QATAR: Sacuudiga wuxuu cadaadis ku hayaa dalalka Saboolka ah ee uu deeqda siiyo!

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani oo ka qeyb galaya shirka Amniga looga hadlayo ee ka socda…

February 17, 2018 | by Hanad Askar

Ethiopia: Xaalada deg degta ah ee lagu soo rogay dalkaasi

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay xaalad deg deg ah kusoo rogtay wadankeeda bilaha ee soo socda, go`aanka ayaa dabasocda Iscasilaadii…

February 17, 2018 | by Axmed Muuse
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 658
  • Go to page 659
  • Go to page 660
  • Go to page 661
  • Go to page 662
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 748
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd