Qaar ka mid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha wadanka Liibiya ayaa laga soo dajiyey garoonka diyaaradaha ee Aadan…
Shanta bishii Febraayo ayey ahayd markii Doonida siday shixnado kale duwan ay kusoo caariday meel u dhow dekeda Bosaaso 11-cisho…
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Rex Tillerson oo gaaray dalka Turkiga ayaa kulamo laleh Madaxweynaha iyo dhigiisa dalkaasi si wax…
Abdul Moneim Aboul Fotouh oo kamid ahaa murashaxiinta u tartamayey xilka Madaxweynaha ee isaga baxay doorashada la qorsheeyey inay dhacdo…
Dalka Filibiin ayaa la gaarsiiyey meydka haweenay dalkaasi u dhalatay oo lagu dilay dalkii ay u shaqo tagtay ee Kuwait.…
Dhismaha Dekedda macmalka ah ee magaalada Bosaso ayaa la soo geba-gabeeyey waxaana la qorsheeyay in maalinta berri ah ay bilaabato…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Dalka, Shirkii…
Musharax Maxamuud Cabdullaahi Siraaji ayaa ku guuleystay kursigii Xildhibaannimo ee Beesha Hubeer, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta…
Gudoomiyaha haweenka iyo arrimaha qoyska gobolka Gardafuu Yaasmiin Saalax Cumar oo wareysi gaar ah siisay Barnaamijka Ceebla, ee ka baxa…
Saraakiisha Amniga ayaa xaqiijiiyey inay 17 qof ku dhinteen weerarkii shalay ka dhacay Iskool ku yaal gobalka Florida ee dalka…
Madaxweyne kuxigeenka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa lagu wadaa in maanta loo dhaariyo xilka Madaxweynaha, kadib iscasiladii Madaxweyne Jacob Zuma…
Shirweynaha ka socda magaalada Kuwait oo ay beesha Caalamka uga hadleyso dib u dhiska dalka Ciraaq ayaa waxaan weli lagu…
Taliyihii hore ee ciidamada Masar Sami Anan iyo Kaaliyihiisii Hisham Genena ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay shaaciyeen inay…
Booliiska koonfur Afrika ayaa saaka oo Arbaca ah gudaha u galay hoyga Qoyska loo yaqaan Gubta oo kamid ah ganacsatada…
Magalaada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo Doorasho kursi ka bannanaan Golaha Shacabka Soomaaliya.…