Dowlad goboleedka Jubaland ayaa soo saartey war-saxaafadeed ka kooban laba bog oo ay si faahfaahsan uga hadashey sababta fashilka ku…
Wasiirkii Beeraha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Cabdiqaadir Abuukar karaani ayaa caawa lagu dilay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle.…
Qarax xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay suuq ku yaala magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee…
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Qardho ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray wajiga labaad ee gurmadka oo ah qaybinta dhaqaalihii ay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa niyad jab iyo walaac ka muujiyey khudbaddii Madaxweyne Farmaajo u jeediyey Golaha…
Habeenkii xalay waxaa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb kulan ay isugu yimaadeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda Dowlad goboleedyada, waxaa kulanka…
Warar ilo xog-ogaal ah Horseed Media ka heshey ayaa sheegaya in uu socdo dedaalo lagu badbaadinaayo shirka Dowladda Federaalka iyo…
Subaxnimadii hore ee maanta oo isniin ay ayaa Malayshiyaadka al-Shabaab weerar qorsheysan ku qaadeen xerada ciidanka Goofguduud, ee dhacda duleedka…
War-saxaafadeed ka soo baxay Puntland ayaa si faah-faahsan looga hadley carqaldeynta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku sameeyey natiijadii shirarkii Dhuusamareeb…
Waxaa saacado badan kadib la soo afjarry weerarkii koox aegagixiso ah ku galeen Hotel Elite mavaalada Muqdiaho. Waxaa laga soo…
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa lagu weeraray hotel-ka Elite ee ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Waxayna wararku sheegayaan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed oo maanta dalka dib ugu soo laabtey ayaa sheegay in dalka isbeddel badan ka dhacay,…