Wararka ka imaanaya magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiyaha degmada Yaaqshid Muuse Geesey uu ka badbaaday qarax Miinow oo lala…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeyey heshiiskii kasoo baxay wajigii seddexaad ee shirkii Samareeb ex-Dhuusamareeb ee ay soo saareen madaxweynaha…
In recent weeks the confluence of many issues and events of different shades and dangers made Somalia’s political situation more…
Urur siyaasadeedka Mideeye ee Puntland ayaa soo dhoweeyey heshiiskii kasoo baxay wajiga seddexaad ee shirkii dhuusamareeb, wuxuuna sheegay inuu u…
Kadib markii uu soo dhamaadey shirkii Dhuusmaareeb 3, kaas oo ay ka qaybgaleen qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka…
Ciidamada Difaaca Puntland iyo xoogaga Al Shabaab ee ku dhuumaaleysta dhulka buuraleyda ah ee u dhaxeeya gobalada Bari iyo Sanaag…
Alexei Navalny oo ahaa mucaaridka Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa la rumeysan yahay in la sumeeyey Khamiistii lasoo dhaafay xili uu…
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxafadeed wadajir ah ka soo saaray heshiiskii ay wada gaareen Madaxweeyne Farmaajo iyo qaar ka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbadiisii xafladda xiritaanka shirkii Dhuusamareeb 3 waxaa uu ka sheegay inuu ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa u cudurdaaray madaxdii shirka Dhuusamareeb 3 ka maqnayd ee Puntland…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay xafladda xiritaanka shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inaan loo baahnayn…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa khudbad ka jeediyey xaflada xiritaanka wajiga seddexaad ee shirkii Dhuusamareeb oo…