Alexei Navalny oo ahaa mucaaridka Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa la rumeysan yahay in la sumeeyey Khamiistii lasoo dhaafay xili uu…
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxafadeed wadajir ah ka soo saaray heshiiskii ay wada gaareen Madaxweeyne Farmaajo iyo qaar ka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbadiisii xafladda xiritaanka shirkii Dhuusamareeb 3 waxaa uu ka sheegay inuu ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa u cudurdaaray madaxdii shirka Dhuusamareeb 3 ka maqnayd ee Puntland…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay xafladda xiritaanka shirkii Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inaan loo baahnayn…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa khudbad ka jeediyey xaflada xiritaanka wajiga seddexaad ee shirkii Dhuusamareeb oo…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa magacii ka bedelay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, kadib soo jeedin badan oo…
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ka hadlay war-murtiyeedkii ay xalay shirkii Dhuusamareeb 3…
Dowlada Puntland ayaa beenisay in la afduubtay markab xamuul oo marayey marsada degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu, sida uu xaqiijiyey…
Murashaxa xisbiga Dimuquraadiga ah ee dalka Maraykanka Joe Biden oo si rasmi ah u aqbalay inuu noqdo murashaxa Madaxweyne ee…
Steve Bannon oo kamid ahaan jiray Lataliyayaasha iyo Xogheynta Madaxweynaha Donald Trump ayaa kamid ahaa xubnaha xagjirka ah ee cunsuriyiinta…
Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 20.08.2020 la shaaciyey heshiiskii ay wada gaareen Madaxweeyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ku sugan…