Waxaa sii socota duqeynta Israel ku wado Gaza, tiradda shacabka duqeynta lagu xasuuqay ayaa kor u dhaaftay 13.000 qof. Dadka…
Qatar ayaa wada waan-waanta u dhaxeysa Israel & Xamaas ee lagu soo sii deynayo maxaabiista labada dhinac. Raysalwasaaraha Qatar Sheikh…
Wafdi ka kooban Wasiirada Arrimaha dibada ee dalalka Carabta & Islaamka ayaa wadda dadaal lagu doonayo xabad-joojinta dagaalka Gaza. Wafdigan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada London. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiis…
Markabkan oo lagu magacaabo Global / Galaxy Leader ayaa la sheegay in maanta laga qafaashay Badda Cas. Maamulka Israel ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj…
Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka furmay kulan looga tashanayo geedi socodka iyo hanaanka doorayooyinka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaas oo daba…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree, Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha Wasiirada Koonfur…
Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS Xil.Ismaaciil Abdirahman Sh.Bashir oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in qaar kamid ah garoomada…
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa xasuuq ay xalay Israel ka geysatay iskuulka Al-Fakhura oo ay maamusho hay’ada UNRWA ee Qaramada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran. Shirka ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo…
Ciidamada Israel ee ku sugan Isbitaalka Al-Shifa ayaa saaka oo sabti ah bilaabay inay halkaasi qori-caaradii uga saaraan dhaawacii iyo…