Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/June/2020 ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kalfadhigii 46aad ee Golaha Wakiilada Puntland,…
Waxaa Maanta Magaalada Jabuuti ka furmay wada-hadalka ay yeelayaan gudiyadda farsamada ee kala matalaya Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo…
Wasiirkii hore ee haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland, Anisa Xaaji Muumin ayaa loo magacaabay Kaaliyaha Kommishanka socdaalka iyo qaxootiga gobolka…
Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta furay kalfadhiga 46aad ee baarlamaanka Puntland, ayaa golaha u jeediyey khudbad socotay nusa-saac…
Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay…
Waxaa maanta furmaya Kalfadhiga 46aad ee baarlamaanka Puntland, waxaana kalfadhiga furi doona madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo la filayo…
War saxaafadeed kasoo baxay dowlada goboleedka Jubbaland ayaa lagu qaadacay aqoonsigii kumeelgaarka ahaa ee dowlada federaalka Soomaaliya ay labada sanno…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa…
Shirkii heerka sare ahaa ee wadahadalada dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland oo ka qabsoomay dalka Jabuuti ayaa waxaa laga soo…
Waxaa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti si rasmi ah uga furmey wada hadal u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Somaliland oo…
Warqad kasoo baxday guddiga kumeelgaarka doorashooyinka Puntland ayaa muddo bil ah dib loogu dhigay shirweynaha ururadda siyaasadda Puntland, maadaama xanuunka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u…