Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalka Maraynka ayaa fariin digniin ah la wadaagtay dadka haysta dhalashada dalkaas ee ku nool dalka…
Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay qarax Salaadii Jimcihii maanta lala beegsaday Masaajid ku yaal caasimadda Afganistan ee Kabul…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta hay’adda sirdoonka iyo nabad…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa diiwaangelisay 61 kiis oo cusub oo ah COVID19 24kii saacadood ee lasoo dhaafay, taasoo wadarta guud…
Guddiga Ka hortagga COVID19 ee Puntland ayaa ku dhawaaqay feejignaan iyo xayiraad hor leh oo lagu soo rogay guud ahaan…
Taliyaha Booliska Puntland, Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in shaqadii laga…
Madaxweyne ku xigeenkii dowlad deegaanka Soomaalida Aadam Faarax Ibraahim, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya, Kadib markii…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa muddooyinkii dambe dadaal ugu jirtay sidii dalkooda loogu celin lahaa muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku…
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ayaa todobaadkasta ay isugu imaan jireen maalinta Khamiista ah. Maanta oo Khamiis ah ayaa in…
Soomaaliya waxay maraysaa xili xasaasi ah oo u baahan in gacmaha la is qabsado oo si wadajir ah loo wajaho…
Ali Kushayb ayaa ahaa hogaamiyihii maleeshiyaadka Janjaweed ee xasuuqa ka geystay gobalka Darfur ee dalka Sudan intii u dhaxeysay 2002…
Madaxweyanyaashii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xassan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay shir saxaafadeed ku qabtey…