Madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Puntland,…
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa Xilkii ka qaaday Taliye ku xigeenka 1aad ee ciidamada Booliska Puntland sarreeye Guuto…
Waxaa Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafue ee Puntland saaka kusoo gabagabawday doorashadii Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmadaas ahna duqa Degmada Baargaal,…
Waxaa Habeenimadii xalayto shir jaraa’id qabtay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeele Sheekh Cusmaan Barre waxa uu sheegay in Xildhibaano gaaraya 54 mudane…
Dowladda Puntland ayaa xaqiijisay in cudurka covid-19 uu ku dhacay 4 qof oo cusub ka dib markii baaritaan lagu sameeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya M Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiye K/Xigeennadii Maaliyadda & Hawlaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir…
Maamulka gobolka Gabiley iyo ka degmada Tog-wajaale ee Somaliland oo kaashanaya ciidanka Booliska ayaa gubay Qaad ay sheegeen in uu…
Maamulka dowladda degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay Puntland la wadaagaan xogta nin Itoobiyaan ah oo…
Sida ay maanta xaqiijiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay geeriyooday 5 ruux oo kamid ah dadkii…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta oo Axad ah shaacisay in la khafiifin doono bandowgii soconayey 24ka saac ee la saaray magaalooyinka…
Ugu yaraan 4 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen duqeyn madaafiicda hoobiyaha oo subaxnimadii Axada lala beegsaday xaafada…
Madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gollihiisa wasiirada waxaa uu ku soo daray labo wasiir oo ka…