Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 kiis oo…
Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u waramay Warbahainta Dawlada ayaa sheegay in sharciga shidaalka…
Agabkaan maanta ay ku wareejiyeen Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed guddiga qaran ee wacyigelinta ka hortagga xanuunka Covid-19 ayaa waxaa uu…
Deeqdaan raashinka ah oo ka kooban bur, bariis, sonkor, timir, caano, saliid iyo sharaab looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka…
Cabdi Macalin Maxamed Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeey ee cudurka Covid 19 ee…
Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islan ayaa habeenkii xalay anfurka kadib furey shir loogu magacdaray nabadeynta Jubbaland. Shirkan ayaa daba socda…
Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Federaaliga ah Gen. Cabdi Xassan Maxamed (Xijaar) ayaa magacaabey Taliyaha ciidanka Booliska ee Dowlad…
Horraantii bishii Maarso, Sacuudi Carabiya waxay billawday dagaal dhanka qiimaha saliidda ah oo caalami ah, kadib waxaa caalamka ku dhuftey…
10,899 oo qof ayaa laga helay Cudurka dunidda kusii faafaya ee Covid-19 gudaha Dalka Ruushka 24tii saac ee ugu danbaysay,…
Shirkadda diyaaradaha ee Qadar Airway ayaa ku dhawaaqday inay bixinayso Boqol kun oo tikidh oo Bilaash ah oo Caalamka idil…