Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi warfaa ayaa sheegay in si habsami leh uu u…
Dalka Talyaaniga ayaa noqday wadankii ugu horeeyay ee ka tirsan Ururka Midowga Yurub oo diiwaangeliyay in cudurka Coronavirus ay ugu…
Soomaaliya waxa ay guddoontay maalintii Khamiis ahayd (7 May) shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday…
Masaajidyada ku yaal Jarmalka ayaa dib loogu furi doona albaabada si ay ugu cibaadeysantaan dadka Muslimiinta ah, arrintan ayaa imaanaysa…
Muddada uu socdo cudurka saf mareenka ee Fayraska Korona sanadka kowaad ilaa waxaa qaarada Afrika ugu dhiman kara 190 000…
Cabdiweli Colaad Qanyare (Gaatamow) Goolhayihii hore ee Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu dilay degmada Afgooye, isagoo ku jiray masaajid ku…
Suleymaan Maxamed Maxamuud Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar…
Jaamac Faarax Xasan Wasiirka Caafimaadka Puntland oo xalay shirarkooda maalin laha ah qabtay Garoowe ayaa sheegay in ay korortay 24…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub…
Shirkadan Militari ee calooshood u shaqeysatada ah ayaa la sheegay in 1,200 ku xoojisay ciidamada uu hogaamiyo Gen.khalif Haftar ee…
Waxaa isa soo tareysa xiisada ka dhalatay dilka wiil Madow ah oo ay dileen labo nin oo cadaan ah oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Beledweyne geysay diyaarad siday agab looga hortagayo in uu fataho wabiga Shabeelle ee Beledweyne, waxaana agabka…