Boqol iyo soddon iyo laba qof oo rayid ah ayaa Maraykanku qirteen in ay si aan qorsheysneyn dileen sanadkii 2019.…
Shirka golaha wasiirrada Somaliland oo maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka si looga hortego xanuunka Covid-19 ee caalamka saameeyay…
Ugu yaraan sagaal qof ayaa dhimatay, in kabadan 300 ayaa loo qaaday isbitaalada qaar kaloo badanna waxaa laga daadgureeyay guryahooda…
Roobab xoog leh oo ka da’ay guud ahaan wadanka Kenya ayaa sababay dhimashada ilaa 194 qof, waxaana la laayahay tiro…
Shirkadda DP World ee maamusha marsadda Berbera ee Somaliland, ayaa 9,000 oo qoys u qaybisay raashin bishan Ramadaan. Wargayska Gulfnews ee dalka…
Puntland waxaa sarre kacay tiradda dadka laga helay Cudurka Carona-Virus, caawa keli ah wasaarada Caafimaadka Puntland waxay xaqiijisay 13 xaaladood.…
Macallin Maxamed Ibraahi Wasiirkii Waxbarashada dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa ku geeryooday dalka Hindiya sida ay xaqiijiyeen Wasiiro ka tirsan Maamulka Jubaland,…
Dalal badan oo caalamka ah ayaa todobaadkan fududeynaya xanibaada ama bandowga la soo rogey kadib markii uu dilaacay cudurka dilaaga…
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii dib u cusbooneysiiyay dhaleeceyntii kululeyd ee Shiinaha, isaga oo ku eedeeyay…
Dowladda Kenya ayaa ku soo rogta Xaafada Somalidu u badan tahay ee Islii ee Magaaladda Nairobi bandow maalin iyo habeen…
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado cusub…
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta (Salaasa) gaarey magaalada Beledweyne ee…