War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya soo dhaweynaayo baaritaanka wada jirka ah…
Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa taleefan kula hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, isagoo uga tacsiyadeeyay labadii qof ee Kenyanka…
Kiisaska Cudurka Dunidda kusii faafaya ee Craona-Virus ayaa Soomaaliya sarre u kacaya maalinba maalinta ka danbaysa, 79 xaaladood oo cusub…
Col. Barkhad Cabdullaahi Yusuf ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu ka hayey Puntland ee Taliyaha ciidanka…
EU oo qabetey shir dhaqaale loogu ururinaayo talaalka Coronavirus, Maraykanka iyo Ruushka oo diidey.
Shir loo adeegsadey fiidiyowga oo ay hoggaamineyso Midowga Yurub ayaa lagu ururiyey 7.4 bilyan oo Euro kaas oo lagu hormarinaayo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartey diyaarad nooca xamuulka ah oo ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaarada…
Madaxweynaha Puntland ayaa jeediyey khudbad uu bishiiba hal mar ugu tala galay in uu shacabka warbixin ka siiyo xaaladda dalka.…
Diyaarad nooceedu yahay kuwa yaryar ee xamuulka oo sidey agab caafimaad ayaa ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaaradaha ee…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu…
Siddeed xaadood oo cusub oo la xiriira cudurka COVID19 ayaa laga heley deegaanada Puntland, waxaa ka bogsaday 1 qof oo…
Wasiirka caafimaadka, iyo Wasiiru dowladaha arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya ka guddoomaya qalab caafimaad…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa maalintii Axadda sheegay in ay hayaan caddeymo muujinaya in coronavirus lagu diyaariyey…