Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weli kusagan magaalada Qardho kadib khasaarihii roobabku geysteen, ayaa maanta kormeeray xarumaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa khadka telefonka kula xiriirey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip…
Saddex Sano ayaa u buux-santay caawa intii kasoo wareegtay markii la dilay Alle haw naxariistee Wasiir Cabaas Siraaji wasiirkii hawlaha…
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Warbaahinta awgeed, waxaan bahda saxaafadda la qaybsanayaa xuska maalintan. Munaasabaddan weyn waxaan uga faa’idaysanayaa inaan…
Wafti ka socda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaaliya oo isugu jirra Wasiiro iyo xildhibaano ayaa booqasho hal maalin qaadatay ku…
Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta shir saxaafadeed ku qabtey Wasaaradda Caafimaadka, ee Somaliland, waxaana uu ka hadley xaaladda COVID-19. Muuse Biixi…
Wasaarada Caafimaadka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in Kiisaska cudurka Covid-19 uu siyaaday.…
Munaasabadda Maalinta Saxaafadda Adduunka, oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 03 May ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya uu…
Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u soo saartey khasaaraha rasmiga ah ee ka dhacay mahgaalada Qardho. Wasiirka Qorsheynta iyo…
Xaaladda Korona Fayras ee caalamka ayaa gaartey 3.5 milyan oo kiis, halka dhimashadu ay ku dhawdahay 250 kun oo qof,…
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtey in la diiwaan geliyey 70 kiis oo cusub oo COVID-19 ah. Wasaaraddu waxay sheegtey…
Wefdi ka socdey Dowaldda Federaalka oo habeenkii xalayku sugnaa magaalada Qardho ayaa maanta booqasho ugu tegey Boqor Burhaan Boqor Muuse…