Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Page 8

Somali News

Qarax lala beegsaday Madaxweynaha Galmudug iyo xildhibaano ku sugnaa deegaanka Laas-gacamay

Ciidanka Qaranka iyo kuwa Galmudug ayaa fashiliyey Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo saaka lagu weeraray deegaanka Laas-gacamay oo…

September 15, 2023 | by Horseed Staff

Liibiya: khasaaraha daadadkii magaalada Derna oo sii kordhay

Kooxaha gurmadka ayaa manta oo Jimce ah sii-wada raadinta kumanaanka qof ee weli lagu la’yahay daadadkii baaxada weyn ee ku…

September 15, 2023 | by Mohamed Osman

USA: 13-kun oo shaqaalaha warshadaha baabuurta Maraykanka oo shaqo joojin sameeyey

In ka badan 13.000 oo ah shaqaalaha shirkadaha soo saara baabuurta ayaa maanta oo jimce ah ku dhawaaqay shaqo joojin…

September 15, 2023 | by Khalid Yussuf

Dowlada oo ka warbixisay xaaladda Soomaalida ku sugan Marooko iyo Liibiya

Xoghayaha joogtada ah ee  Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Mudane Xamsa Aadan Xaadow ayaa ka warbixisay xaaladda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku…

September 15, 2023 | by Horseed Staff

Golaha wasiirada oo ansixiyey heshiisyo ay la galeen Sucuudiga iyo South Africa

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaaliga aha, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka ka dhanka…

September 14, 2023 | by Horseed Staff

Wefdi ballaaran oo ka socda dowladda federaalka ayaa gaadhey Laascaanood

Wefgdi aad u ballaaran oo gaaraya ilaa 40 xubnood oo isugu jira wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya…

September 14, 2023 | by Horseed Staff
xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Suleymaan

Xeer ilaalinta oo dacwad kale oo musuq ah soo gudbisey

Iyada oo la soo gebagebeeyey dacwaddii musuqmaasuqa, isla markaana maxkamaddu weydey caddeymo ku filan eedaysanayaashii hay’adda socdaalka iyo jinisyadda ayaa…

September 14, 2023 | by Horseed Staff
sudan war

40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqaymo ka dhacay Suudaan

Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Arbacadii ka dhacay gobolka Darfur ee…

September 14, 2023 | by Horseed Staff

Maraykanka oo $3 milyan oo dollar madaxiisa dul dhigey hogaamiye kale oo ka tirsan al-Shabaab.

Qoraal ka soo baxay Dowladda Mareykanka loo ballan qaadey cid allaale iyo ciddi keenta macuumaad ku saabsan ninka la yiraahdo…

September 14, 2023 | by Horseed Staff
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha oo dib ugu laabtey Dhuusamareeb kulana la qaatey Saraakiisha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalga ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtey magaalada Dhuusamareeb oo u ahayd xarunta hoggaanka dagaala…

September 13, 2023 | by Horseed Staff
sanduukha nabadda iyo xasiloonida

Raysalwasaare Xamse oo Muqdisho Ka Daahfurey Sanduukha Nabadda iyo Xasilloonida Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduukha Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda…

September 13, 2023 | by Horseed Staff
dhahar

Xildhibaanada degmada Dhahar ee Puntland oo meel adag ka istaagey heshiisyada xisbiyada

War saxaafadeed ka soo baxay 24 Xildhibaan oo kamid ah 33 xildhibaan ee degmada Dhahar xarunta gobolka haylaan ayaa sheegay…

September 13, 2023 | by Horseed Staff
Libya dera

Tirada Dhimashada Musiibadii Ka Dhacdey Liibya oo Ku Dhaw Dhimashada 3000 oo Qof

Ugu yaraan 2,300 oo qof ayaa ku dhintay magaalo ku taal bariga Liibiya oo kali ah ka dib markii dabaylo…

September 13, 2023 | by Abdirisaq Shino
dayniile

Ciidamo ku dhaawacmey qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Mas’uuliyiinta amniga ee dowladda federaalka ayaa sheegay inay ciidamada amnigu ka hortageen gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo uu…

September 13, 2023 | by Horseed Staff

Maxkamadda ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntey nin ka tirsanaa al-Shabaab

Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa…

September 13, 2023 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 6
  • Go to page 7
  • Go to page 8
  • Go to page 9
  • Go to page 10
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 749
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd