Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo shir ku qabtay Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in aragtida Puntland ee doorashooyinka…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka…
Waxaa Saacadihii lasoo dhaafay kor u kacay tirada dadka ah ee cudurka Carona-Virus ugu dhimanaysa Dalka, Dad gaaraya 19,701 ruux…
Dalka Yamen ayaa laga xaqiijiyay kiiskii ugu horeeyay ee Cudurka dunidda kusii aafaya ee Covid-19, Dawlada dalka Yamen ayaa sheegtay…
Dowladda Bangladesh waxay maanta xukun daldalaal ah ku fulisay Sarkaal ka tirsanaa koox saraakiil ah oo 45 sanno ka hor…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku…
Guddiga amniga ee gobolka Mudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaaladda Galkacayo waxay sheegeen inay hayaan dad lagu tuhmayo dilkii…
Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada hadlay dardar gelinta…
Warbaahinta Dalka Mareykanka ayaa shaacisay in ka badan 2,000 oo qof maalin kaliya in ay u geeriyooda Cudurka Coronavirus waxaana…
Axmed Xuseen (Doonyaale) oo ka mid ah Siyaasiyiinta caanka ah ee Deegaanada Puntland ayaa ku geeriyooday Dalka India oo uu…
Wasaarada Caafimaadka Maamulka Hir-shabeele ayaa xaqiijisay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hir-shabeele sidoo kalena ahaa wasiiru-dawlaha Wasaarada Cadaalada Mudane Khaliif…
Waxaa Magaalada Gaalkacayo ay dablay hubaysani ku dishay Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) oo ka tirsanaa Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha…