Gudigga ka hortagga Caabuqa dunidda kusii faafaya Covid-19 ee Puntland ayaa kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso waxa uu dhaqaale dhan…
Tirada dadka uu dilay cudurka Coronavirus (Covid-19) ee guud ahaan caalamka ayaa hadda gaadhay 101,579 kun qof sida lagu sheegay…
Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa sheegtay in lahelay kiisas cusub oo leh, kuwaasi oo ku saabsan cudurka…
Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa sarifleyaasha magaalada Hargeysa u qaybiyay agab loogu talo galay inay kaga gashaantaan xanuunka Corona…
Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo aysan…
Maamulka degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo shaaciyay amaro la xiriira dadka iska leh xoolaha ku dayacan wadooyinka…
Ismaaciil Warsame Faarax ”Webi” Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Maaliyadda Maamulka degmada Jowhar ayaa ku dhaawac kasoo gaaray weerar bambaano oo lagu…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa salaadiinta iyo madax-dhaqameedka Somaliland uga digay inay ku mashquulaan ka hadalka arrimaha siyaasadda oo…
Madaxa Xukuumadda iyo Xisbiyada mucaarad ee Somaliland ayaa maanta si wada-jir ah shacabka si wadajir ugu diray fariin la xiriirta…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa ka digay khatarta cudurka Coronavirus, isagoo ugu baaqay shacabka…
Guddiga doorashooyinka Kumeel gaar ah ee TPEC ayaa muddo labo bilood ku kordhiyay xiliga ay ururada ku soo buuxinayaan Shuruudaha…
Hey’adda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab loogu talagalay baaritaanka cudurka coronavirus…