Guud ahaan caalamka wuxuu cudurka coronavirus ku dilay 70 Kun oo qof sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Jaamacada…
Tan iyo markii dowladda Puntland ay soo rogtay xayiraada dhulka, Badda iyo Hawada cudurka coronavirus awgiis waxaa soo baxaya saamaynta…
Ra’isul Wasaaraha Uk Boris Johnson oo xalay la dhigay cusbitaalka London ayaa xaaladiisa caafimaad laga deyrinayaa iyadoo loo wareejiyay qaybta…
Wasaarada kalluumaysiga iyo Khyaraadka Puntland ayaa sheegtay inay wado qorshe cusub oo lagula dagaalamayo kalluumaysiga sharci darada ah. Wasiirka Kalluumaysiga…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa hadal u jeediyay shacabka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay kulankii dhexmaray…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadal uu u jeediyay dadweynaha Puntland wuxuu kaga hadlay xaaladihii u dambeeyay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey…
Dowladda federaalka ayaa sheegtay in Howlgal ciidanka Milaterigu ay ka sameeyeen tuulooyinka Buulo urunji, Malable, Siigaale, iyo Busleey, oo hoosyimaado…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka ee dowlada Soomaaliya, Maxamed Saciid C/llaahi ayaa walaac ka muujiyey Xaaladda cudurka COVD-19 ee Soomaaliya, iyo…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa Duleedka Deegaanka Godinlabe si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee…
Baashe Yuusuf Axmed Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa soo saaray go’aano cusub oo la xiriira xakameynta cudurka Covid-19 isagoo…
Duqayn dhinaca cirka ah oo ay fuiliyeen Taliska Maraykana ee Africa loona yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay inay ka dhacday…