Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa sheegay in Wasaaradu ay waddo dadaalo looga hortagayo cudurka sida fudud ugu faafay…
Dowladda federaalka Somaliya ayaa joojinaysa duulimaadyada gudaha dalka u kala safra si looga hortego faafitaanka cudurka coronavirus ee Caalamka saameeyay.…
Taliska booliiska Puntland ayaa sheegay in maanta dhaqangalinayaan amarkii ka soo baxay dowladda ee ahaa in gebi ahaanba la joojiyay…
Dowladda Federaalka Somaliya ayaa sheegtay inay dalka dibadiisa ka dalbadeen Saddex Mishiin oo lagu baaro cudurka Coronavirus Wasiirka caafimaadka Soomaaliya…
Gollaha wakiilada ee Somaliland oo Maanta Cod u qaaday Labada Xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka u meteli lahaa Xisbiyada Mucaaridka…
Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland ayaa war-saxafadeed ay soo saartay waxa sheegtay in si rasmi ah loo xiri doono xuduudaha ay…
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digreeto uu soo saaray wasiiru-dawlaha Waxbarashada ayaa…
Dowladda Federaalka Somaliya ayaa 20 Dakhtar u diraysa Dalka Talyaaniga si ay uga caawiyaan cudurka Coronavirus oo dalkaasi ku dilay…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda…
Dowaldda Soomaaliya ayaa gaartey mid kamid ah guulihii u waaweynaa ee muddo 30 sano ah, taas oo ah in dalku…
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga…
Xafiiska Ra’isul wasaaraha UK ayaa shaaciyay in cudurka Coronavirus laga helay ra’isul Wasaare Boris Johnson kadib markii baaritaan lagu sameeyay.…