Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan la dhaariyaya ayaa fadhigooda maanta waxay ku ansixiyeen Guddiga soo diyaarinaya…
Hay’ada xakamaynta cudurada Faafa ee Nigeria ayaa sheegtay inay cudurka Coronavirus laga helay Agaasimaha Madaxtooyada Abba Kyari, Hay’adu waxay kaloo…
Wasiirkii wasaaradda Difaaca ee wadanka Suudaan Jen Jamaaludiin Cumar ayaa u geeriyooday wadno Xanuun Ku Soo Booday. Wasiirka ayaa xiliga…
Wasaaradda Amniga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed aya soo saartay waxay ku beenisay warka kasoo baxay madasha…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ka soo saaray waxay ku sheegtay in isku day weerar gaadmo ah oo qorsheysan…
Dowladda oo la soo gaarsiiyay qalab caafimaad oo qeyb ka qaadanaya ka hor-tagga faafitaanka COVID-19
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la wareegtay qalab caafimaad oo qayb ka qaadanaya sidii looga hortagi lahaa Caabuqa corona…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Bankiga horumarinta Afrika uu cafiyey deyntii Soomaaliya uu ku…
Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in aanay dawladdu diyaar u aheyn Telefishan caqabad ku noqda Arrimaha…
Yuusuf Garaad Cumar Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya Ahna Guddoomaha gudigga qaban-qaabada xaflada caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug o Axmed Cabdi…
Dalka Sweden ayaa ka mid ah wadamada Europe ee Cudurka Covid-19 uu gaaray, warbaahinta gudaha Sweden ayaa xaqiijisay in 20kii…
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkigu ayaa sheegtay in si rasmi ah mudo kooban loo joojiyay shaqooyinkii ay safaaradu u qaban-jirtay…