Dowladda Iiraan ayaa diiday gargaar bani’aadanim oo Maraykanku ugu yaboohay dalkaasi oo dhibaato xoog lihi ay ka haysato Cudurka Coronavirus…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowlada Federaalka inay fashilinayso dadaalalada ay Puntland iyo gogosha wadahadalada ee…
Wasiirka Maaliyadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Beyle oo xafiiskiisa warbaahinta kula hadlay ayaa faah-faahiyay wadad ay soo…
Wakaalada wararka Iiraan ee IRNA ayaa sheegay in 194 qof ay u geeriyoodeen ka dib markii ay ku sumoobeeen Khamri…
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in saddex maalmood ee u dambeeyay aan dalkooda laga helin kiisas cusub oo ah cudurka Coronavirus.…
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hawlgallo ciidan oo ay mudooyinkii lasoo dhaafay ka wadeen deegaanka Janaale ee Gobolka…
Saciid Cabdilaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in mashruuca dhismaha wadada Garoowe-Gaalkacyo uu dib u bilaaban…
Qaar ka mid ah xildhibaanada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee laga soo doorto deegaaanada Puntland kana qayb-galay shirkii wada-tashiga…
Fayraska Karoona ama COVID-19 ayaa caalamka faro ba’an ku haya, waxaa u dhintey kumaankun qof, waxaa kala xirmey caalamka intiisa…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood…
Wasiiro ka tirsan Xukuumada Puntland ayaa saaka gelinkii hore shir jaraaid ku qabtay Magaalada Garoowe, Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed…