Tirada dadka u dhintay caabuqa cudurka Coronavirus ayaa gaadhay 10,000 kun oo qof sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay…
Marwada kowaad ee dalkaasi Nigeria Caasha Buhari ayaa sheegtay in mid ka mid ah gabdhaheeda oo ka soo laabatay Wadanka…
Afar Nin oo lagu helay inay kufsadeen kadibna dileen Gabar ardayad ah magaaladda Delhi ee wadanka Hindiya Sanadkii 2012kii ayaa…
Ciidanka Millatariga Kenya ayaa sheegay in ay Shalay dileen 12 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen, markii ay…
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareegto ay soo saartay waxay ku amartay in shaqaalaha dowlada ay hakiyaan imaanshahooda xafiisyadda…
Waxaa Maanta Magaalada Qardho si wayn loogu soo dhaweeyay Wafti uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse kaas oo kasoo kicitimay…
Siciid Cabdulaahi Deni Madaxwaynaha Puntland ayaa sheegay in uu tagayo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Deni ayaa hadalkaan ka jeediyay…
Guddiga Farsamada Madaxa Banaan ee soo xulsita Xildhibaannada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa shaaciyay Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad ee dowlad goboleedka…
Gudddiga ku-meel gaar ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada ururada siyaasadeed ee iska diwaangaliyay guddiga. Guddoomiyaha guddiga…
Waxaa maanta si rasmi ah u dhaqan gelay go’aankii dowladda federaalka ku joojisay duulimaadyada Caalamiga ah ee imaanaya, kana dhoofaya…
Maxkamada ciidamad qalabka sida ee dowladda Federaalka ayaa xoriyadooda dib ugu celisay 4 Nin oo loo haystay qarax Lagu dilay…
Waxaa Maanta Magaalada Qardho si wayn looga dareemayaa abaabulka soo dhawayn loo samaynayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kusoo wajahan…