Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa Aas qaran loogu sameeyey Alle ha u naxariistee taliyihii sirdoonk ee gobolka Soo C/qani…
Dagaalo iyo duqaymo ka dhacay wadanka Yemen ayaa waxaa lagu dilay 80 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka ururka Xuutiyiinta dalkaasi…
Haweenay da’deedu ahay 103 Jir oo u dhalatay wadanka Iiran ayaa ka boksatay Cudurka Coronavirus oo adduunka ku laayay ilaa…
Saraakiisha laanta socdaalka ee Kenya ayaa iska hortaagay Labo muwaadin oo u dhashay dalka Talyaaniga inay galaan wadanka Kenya Cabsi…
Ugu yaraan labo askari oo ka tirsan ciidamada milateriga Afgaanistaan iyo qaar ka tirsan maleeshiyaadka Taalibaan ayaa ku dhintay Dagaal…
Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka ayaa maanta fasaxay ardayda wax ka barata, iyagoo fulinayaa amarkii Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ee…
R/Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
Ra’iisul Wasaaaraha Jamahuuriyadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre ayaa faray in la xiro dhammaan goobaha waxbarashada sida dugsiyada iyo…
Shirka wadatashiga Puntland oo muddo saddex maalmood ah ka socday caasimadda Garoowe ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray…
Guddiga heer qaran ah oo Somaliland u xilsaartay Ka Hor-tagga Xanuunka CORONA VIRUS Oo Bulshada ayaa soo saaray Qodobbo Fulintoodu…
Wasiirka Caafimaadka Kenaya Mutah Kagwey ayaa xaqiijiyay in tirada dadka uu ku dhacay Coronavirus ay korortay 24 Saac ee la…