Munaasabadda Daah-furka ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Madaxwaynihii hore ee Puntland Santor…
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka…
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa wareegto uu xalay xili dambe soo saaray wuxuu ku amray in xabsiyada dalkaasi laga sii daayo…
Nadine Dorries Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in laga helay xanuunka corona, cudurkaasi oo haataan laga daweynayo, Ms…
Wasaaradda dekadaha, Wasaaradda Caafimaadka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dekadda Muqdisho oo is-kaashanaya ayaa Dekedda Muqdisho ka bilaabay baarista cudurka…
Maxamed Xareed Faarax Ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe, ayaa si faah-faahsan…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa been abuur ku tilmaamay warkii uu qoray Wargeyska Capital ee kasoo…
Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay qof looga shakiyay Coronvirus oo garoonka Muqdisho lagu qabtay.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dowlada federalka ayaa war ka soo saartay nin Soomaali ah oo ka soo degey…
Axmed Cabdi Kaariye Madaxweynaha Galmudug ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Dhuusamareeb oo ah caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Wareegto ka…
Ururka Alshabaab ayaa xalay khaarajiyay madaxii hore ee garabka Amniyaadka ee ururka u qaabilsanaa Magaalada Muqdisho sida ay sheegtay hay’ada…
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka ayaa dil ku xukuntay Maxamed Cismaan Maxamed Nuur oo ah Dable ka tirsan…
Ugu yaraan 8 askari ayaa geeriyootay, saddex kalena waa la laayahay ka dib markii Maleeshiyaadka Boko Harar ay weerar ku…