Barlamaanka Ukrain ayaa cod aqlabiyad ah ku aqbalay iscasilaad uu soo gudbiyay Ra’isul wasaaraha dalkaasi Oleksiy Honcharuk ka dib markii…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ee Somaliya ay ku soo xadgudubtay madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed ee…
Qin Jian Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ardada Soomaaliyeed…
Kooxda Xuutiyiintu ee dagaalka kula jirta dawlada Dalka Yaman ayaa xukuno dil ah ku riday ku dhawaad 30 xildhibaan oo…
Dalka Turkigga Maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay yeesheen madasha xisbiyadda qaran qaarkood ay ku miday-san yihiin, Shirkan oo…
Wasaarada Maaliyadda Puntland ayaaa warqad ay soo saartay ku sheegtay in aysan ka qeyb-geli karin shirka dayn cafinta looga hadlayo…
Hay’adda Tamarta Atomigga Caalamiga ah ee IAEA ayaa Dowladda Iiraan ku eedaysay inay hareer martay sharciyada Caalamiga ah ee la…
Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah Dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa Coronavirus oo ka soo billowday Dalka…
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa la kulmay…
Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa ku qabtay gudaha magaalada Baydhabo nin watay waxyaalaha qaraxa oo doonayay inuu is qarxiyo sida…
Taliyaha Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa xilkii ka qaaday taliyihii NISA ee Gobolka Banaadir Ibrahim Macalin sida ay warbaahinta…
Munaasabadda dhagax dhigga waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyeynta, Axmed Bashiir Muuse, Maamulka Bangiga Dhexe…