Wararka ka imaanaya magaaladda Beledxaawo ee gobolka Gado ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal u dhexeeye ciidamada dowladda…
Dowladda Kenya ayaa markii u horraysay si rasmi ah uga hadashay eedaymihii dowladda federaalku u soo jeedisay, waxayna beenisay inay…
Madaxweynaha midowga Yurub Sharek Michel ayaa ku dhawaaqay in uu booqan doono xuduudka dalalka Turkiga iyo Giriiga maalinimada Talaadada si…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Maagaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xalay baaritaan ku sameeyeen guriga…
Xildhibaanada Kenya ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari ayaa beeniyay in lagu xiray garoonka diyaaradaha Wilson ee Magaalada Nairobi,…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda federaalka ayaa maanta ka bilowday magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle Ololaha Wacyigelinta ee dib-u-eegista Dastuurka,…
Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa maalintii Sabtida ee toddobaadkan magaaladda Muqdisho ku xiray tifaftiraha idaacadda madaxa-bannaan ee Radio…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya mudane Danjire Ahmed Ciise Cawad oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee…
Ugu yaraan afar askari oo ka tirsan milateriga dowladda Federaalka ayaa lagu dilay Qarax miino oo lala beegsaday kolonyo baabuur…
Laanta danbi baarista Kenya ayaa Su’aalo waydiinaysaa 11 xildhibaan oo loo haysto inay safar qarsoodi ah ku tageen Magaaladda Muqdisho…
Ugu yaraan 8 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Kenya oo ka soo jeeda gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa booliisku…
Degaamadda Puntland waxaa toddobaadkan ka bilaabanaya Ololaha Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo la gaarsiin doono 5 Milyan oo kamid…