Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka. Guddiga la Magacaabey…
Maxkamadda Derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi daa’im ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo…
Madaxweyne ku xigeenka mamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi u shaaciyay in Maamulkiisu ay la heshiiyeen Madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa la kulmay hoggaamiyaha Guud ee Ahlusunna Wl-jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh…
Magalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan waxaa ka furmay shir ay soo abaabuleen iskana kaashaanayaan Urur Gobolleed-ka IGAD iyo Midowga…
Koox hubaysan ayaa toogasho ku dhaawacay Cabdullaahi Cali Sugulle oo ka mid ah nabadoonada Gobolka bari ee Puntland. Nabadoonka ayaa…
Magaaladda Doha ee wadanka Qadar waxaa heshiis Taariikhii ah ku kala saxiixday dowladda Maraykanka iyo Ururka Taalibaane ee afganistaan, Heshiiskan…
Magaalada Qardho maanta waxaa laga daah-furay wejigii labaad ee shirka dib-u-heshiisiinta beelada Degga Gobolada Karkaar iyo Hayland Wejiga koowaad ee…
Maxkamada Sarre ee Puntland ayaa xukun kama danbays ah ku riday Mukhtaar Cabdikaafi Xirsi oo lagu soo eedayay in uu…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa…
Dowlada Maraykanka iyo kooxda ka dhisan dalka Afghanistan ee Daalibaan ayaa Dalka Qadar heshiis ku gaaray kadib wadahado socday bilihii…