Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo ka mid ah isimada marjaca ah ee Puntland ayaa ka hadlay xiisad coladeed oo ilaa…
Hogaanka Ahlu-sunah Wal-jamaaca ayaa Dowlada Federalka Soomaaliya ku eedayay in ay ka wado deegaanada Galmudug Hurinta colaad cusub, Sidoo kale…
War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu faahfaahiyay iska horimaad xalay…
Safaarada Maraykanka ee Nairobi ayaa ka digtay in ay suurtagal tahay in weeraro argagixiso lagu soo qaado hoteelada waaweyne ee…
Magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socda dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka ee…
Wasiirka maaliyada ee Dowladda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayre ayaa magaaladda Washington ku Saxiixay Heshiis ku saabsanaa wanaajin iyo dub-u-soo laabashada…
Golaha Wasiirrada ee Soomaaliya ayaa kulan ay Shalay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen toban hindise sharciyeedka. Shirka…
Wasaaradda Arrimaha Dibbada Dowlada Federalka ayaa warsaxafadeed ay soo saartay waxay uga hadashay farogelin la sheegay inay ku hayso dowlada…
Shirkaan oo ka furmay Magaalada Muqdisho ayaa looa hadlayay arimaha caafimaadka waxaan si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Jaamacadaha Simad…
Xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumada Somaliland ayaa maanka aqalka madaxtooyadda Hargaysa ku yeeshay kulan looga hadlay arrimaha doorashooyinka, Mucaradka iyo…
Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta shirkoodii todobaadla ahaa ku eesha caasimada Muqdisho Golaha ayaa meel-mariyay Hindise…
Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsigga Puntland, Boqorka iyo waftigiisa ayaa si…